Xil ka qaadis lagu sameeyay Cumar Cabdulaahi Faraweyne (Akhriso Digreeto)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto uu soo saaray waxa uu xilka uga qaaday Gudoomiyihii gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne . Digreetada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa gudoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal waxaa loogu magacaabay Cabdi Salaan Xasan Xirsi oo loo yaqaan (Gujir) Halkan ka Akhriso Digreetada xil ka qaadista   … Continue reading Xil ka qaadis lagu sameeyay Cumar Cabdulaahi Faraweyne (Akhriso Digreeto)